Casaawe Academy
Baro Xirfad Hogaami Mustaqbalka
Ku dhis mustaqbalkaaga aqoon tayo leh oo lagu diyaariyeyafkaaga hooyo. Waxaan ku baraynaa xirfadaha ugu casrisandunida sida Computer-ka Noocyadiisa kala duwan, Luqadaha,Xisaabaadka iyo Ganacsiga.
Muuqaalkaan Gaaban Waxaad Ku Baranaysa Qaabka La Isaga Diiwaan Geliyo Casaawe Academy .
Dhammaan koorsooyinka Casaawe Academy waa kuwo horay loo soo duubay(Pre-recorded). Waxaad daawan kartaa waqti kasta oo aad firaaqo leedahay,meel kasta oo aad joogto.
Waxaad ku bixin kartaa hababka lacag bixinta ee maxalliga ah sida EVC Plus,Zaad, Sahal, iyoDahabshiil. Sidoo kale waxaan aqbalnaa PayPal iyo Credit Cardhaddii aad qurbaha joogto.
Haa, boqolkiiba boqol! Website-keena waa “Mobile Friendly”. Waxaad si raaxoleh casharada ugu daawan kartaa Mobile-kaaga, Tablet-kaaga amaLaptopkaaga.
Haa, marka aad dhameyso dhamaan casharada koorsada, waxaad si toos ah uhelaysaa Shahaado (Certificate) caddeynaysa xirfadda aad baratay.
Waxaan leenahay koox Support ah oo 24/7 diyaar kuu ah. Waxaad nagala sooxiriiri kartaa WhatsApp-ka +252906299019
Want to receive push notifications for all major on-site activities?