SU'AALAHA SOO NOQ-NOQDA!
Casharada ma Live baa mise waa duuban yihiin?
Dhammaan koorsooyinka Casaawe Academy waa kuwo horay loo soo duubay (Pre-recorded). Waxaad daawan kartaa waqti kasta oo aad firaaqo leedahay, meel kasta oo aad joogto.
Sidee ku bixin karaa lacagta koorsada?
Waxaad ku bixin kartaa hababka lacag bixinta ee maxalliga ah sida EVC Plus, Zaad, Sahal, iyoDahabshiil. Sidoo kale waxaan aqbalnaa PayPal iyo Credit Card haddii aad qurbaha joogto.
Haddi aan cilad la kulmo yaan la xiriiraa?
Waxaan leenahay koox Support ah oo 24/7 diyaar kuu ah. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp-ka +252906299019
