⏱️
Jawaab Degdeg ah
WhatsApp 10-30 daqiiqo gudahood.
🎓
Shahaado Dijitaal ah
Isla marka aad koorsada dhammaystirtid.
📺
Video Tutorials
Hagayaal fudud oo habka diwaangelinta ah.
Su’aalaha loogu doonista badnaa
Waxaad ku iibsan kartaa hababka lacag bixinta ee deegaanka (EVC Plus, Zaad, Sahal) ama Credit Card. Kaliya dooro koorsada, markaas ayaad arki doontaa hababka lacag bixinta.
Haa, Casaawe Academy waxay bixisaa koorsooyin hordhac ah oo bilaash ah si aad u tijaabiso tayada casharrada ka hor intaadan lacag bixin.
Marka aad dhammaystirtid 100% casharrada koorsada, website-ka ayaa kuu soo saaraya link aad ku soo degsan karto shahaadadaada (PDF).
Haa, madashayadu waa mid u diyaarsan inay si fiican uga shaqayso Computers-ka, Tablets-ka, iyo dhamaan noocyada Mobile-lada.
Waxaad nala soo xiriiri kartaa qaybta "WhatsApp Support" si aad jawaab degdeg ah u hesho, ama noogu soo dir fariin Email ah.