Casaawe Academy – Hero

Casaawe Academy

Baro Xirfad Hogaami Mustaqbalka

Ku dhis mustaqbalkaaga aqoon tayo leh oo lagu diyaariyey afkaaga hooyo. Waxaan ku baraynaa xirfadaha ugu casrisan dunida sida Computer-ka, Noocyadiisa kala duwan, Luqadaha, Xisaabaadka iyo Ganacsiga.

Casaawe Academy hero illustration

Basic Computer

Video Editing

Luuqadaha

Programming

Graphic Design

Artificial intelligence

Koorsooyinka

Intermediate

Sidee Isku diiwaan galin kartaa?

Muuqaalkan gaaban Waxa aad ku baranaysaa qaabka la isaga diiwan geliyo Casaawe Academy.

Iska Diiwaan Geli →

Noqo Arday

Ku biir kumanaan dhalinyaro ah oo baranaya xirfado dhab ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay. Hel koorsooyin tayo leh, macalimiin khubaro ah, iyo shahaadooyin caalami ah.

Ku Biir Hadda →

Noqo Macalin

Ma tahay khabiir ku xeeldheer xirfad gaar ah? La wadaag aqoontaada kumanaan arday Soomaaliyeed ah, kana qayb qaado dhisidda jiilka cusub adigoo dhisaya magacaaga iyo dakhligaaga.

Codso Hadda →

Su'aalaha soo noq-noqda!

Halkan ka hel Jawaabaha aad u baahan tahay

Dhammaan koorsooyinka Casaawe Academy waa kuwo horay loo soo duubay (Pre-recorded). Waxaad daawan kartaa waqti kasta oo aad firaaqo leedahay, meel kasta oo aad joogto.

Waxaad ku bixin kartaa hababka lacag bixinta ee maxalliga ah sida EVC Plus, Zaad, Sahal, iyo Golis. Sidoo kale waxaan aqbalnaa PayPal iyo Credit Card haddii aad qurbaha joogto.

Haa, boqolkiiba boqol! Website-keena waa "Mobile Friendly". Waxaad si raaxo leh casharada ugu daawan kartaa Mobile-kaaga, Tablet-kaaga ama Laptop-kaaga.

Haa, marka aad dhameyso dhamaan casharada koorsada oo aad baasaa imtixaanka yar ee dhamaadka, waxaad si toos ah u helaysaa Shahaado (Certificate) caddeynaysa xirfadda aad baratay.

Waxaan leenahay koox Support ah oo 24/7 diyaar kuu ah. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp-ka ama Email-ka hoose.

Students Learning

Casaawe Academy

Ma haysaa su'aal kale oo aan halkan lagu xusin? Fadlan nala soo xiriir.

Nala Soo Xiriir →

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

Scroll to Top